267 Views

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka IGAD

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo  sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka IGAD
____________________________________________________________________________

Sabti: February 11, 2023 

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa sheegay in dalkiisu dib u helayo xubinnimadiisii urur goboleedka IGAD oo sannadkii 2007 laga saaray.

Afwerki oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa sheegay in aan wax hadal ahi haatan ka taagnayn in dalkiisu mar kale helo xubinnimadiisii ururka IGAD Is weydiintu hadaba waxay tahay maxaa haatan isbedelay ee sahalay in Eritea mar kale dib ugu biirto ururkaas, raalli se ma ka wada yihiin arintan wadadamada ururka ku jira oo dhan gaar ahaan kuwa xurguftu dhextaal iyaga iyo Eritrea.

Axmed Xaashi oo ka faallooda arrimaha gobolka ayaa falanqaynaya.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post