1110 Views

Ciyaarihii Olimbiga aduunka oo ka furmay Tokyo

Ciyaarihii Olimbiga aduunka  oo ka furmay Tokyo
____________________________________________________________________________

Sabti: July 24 2021

Waxaa shalay magaalada Tokyo ee caasimadda dalka Japan si rasmi ah uga furmay tartamada ciyaaraha Olimbikada Aduunka ee Tokyo 2020.

 In ka badan 11 kun oo ciyaartooy oo ka socda 206 waddan oo caalamka ah ayaa lagu wadaa in ay ka qeybgalaan ciyaaraha sanadkaan. Dalalkaasi waxaa ka mid ah Soomaaliya oo uga qeybgaleysa laba xiriir oo kala ah orodka iyo feerka.

Office Bairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post