171 Views

WHO oo ka digtay in dhaqaalaha laga goosto ururka UNRWA

WHO oo ka digtay in dhaqaalaha laga goosto ururka UNRWA
____________________________________________________________________________

GAZA — Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya in dhaqaalaha laga goosto UNRWA, oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka iyo shaqada ee qaxootiga Falastiin ee Bariga dhow.

WHO ayaa sheegtay in tallaabo noocaas ah ay uga sii dari doonto xaaladda cakiran ee ay ku sugan yihiin in ka badan 2 milyan oo rayid ah oo ku nool Gaza, kuwaas oo intooda badan ay wajahayaan gaajo, caafimaad darro iyo khatarta dhimashada ee xauunada faafa.

Warbixintan waxaa qortay Lisa Schlein, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post