99 Views

Aqoonyahano ka hadlay heshiiska Soomaaliya iyo Turkey

Aqoonyahano ka hadlay heshiiska Soomaaliya iyo Turkey
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa shalay ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan ay Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga.

Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa “Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,” waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga.

Haddaba heshiiskaasi iyo aragtida qaar ka mid ah aqoonyahanka Muqdisho waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post