93 Views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furey Machadka Cilmi baarista ee (IRAD INSTITUTE)
____________________________________________________________________________

Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Daah-furey Machadka Cilmi baarista iyo Doodaha ee (IRAD INSTITUTE).

Munaasabadda Daah-Furka Macadka Cilmi-Baarista waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Qubaro ku xeeldheer Cilmi baarista, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Machadka ayaa soo bandhigi doona, cilmi baaris iyo talooyin ka qeyb qaadan doona ilaalinta iyo horumarinta deegaanka iyo dhismaha dowlad awood u leh in ay dabooli karto baahiyaha Shacabka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post