549 Views

Taliyaha rugta tadaamun ee Booliska Soomaaliya oo goor dhawayd ku Geeriyooday Qarax ka dhacay Baar Ismaaciil oo ka tirsan degmada Afgooye

____________________________________________________________________________

.

Arbaco: July 05, 2022

Faah-gaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Baar Ismaaciil oo ka tirsan degmada Afgooye.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday baabuur uu watay taliyaha rugta tadaamun ee Booliska Soomaaliya, Cabdi Madoobe, sida ay xaqiijiteen goobjoogayaal.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post