75 Views

Waa sidee rajada Soomaalida Muhaajiriinta ah ee soo galay Mareykanka?

Waa sidee rajada Soomaalida Muhaajiriinta ah ee soo galay Mareykanka?
____________________________________________________________________________

MINNEAPOLIS — Soomaali badan ayaa sannadihii lasoo dhaafay ka mid ahaa qulqulka muhaajiriinta ee soo gaalayay Mareykanka, iyada oo gobollo badan oo ay ugu horreyso Minnesota ay ka socdaan dhageysiga kiisaska Soomaalida.

Qulqulka muhaajiriinta ayaa noqday mowduuca ugu badan oo ay ka dhashaan doodaha siyaasadda ee xilliga doorashooyinka.

Labada xisbi ee Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga ayaa midba midka kale ku eedeeyay inuu ku guuldarreystay inay wax ka qabtaan dhibaatooyinka qulqulka muhaajiriinta.

Haddaba warbixin ku saabsan rajada muhaajiriinta Soomaalida iyo nidaamka ay maraan marka ay soo galaan Mareykanka waxaa inoo haya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).

Xigasho: VOA

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post