Muqdisho | QOL | June 19, 2017— Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaqay Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka in ay noqoneyso Magaalada Cadaado.
sidoo kale waxa uu si ku meel gaar ah u magacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada Qorsheynta iyo mashaariicda Goboleedka Dowlad Galmudug.
.
W/Q:- BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________