Muqdisho | QOL | 22 July 2017— SharikadaTurkish Airline, ayaa soo saryay amar cusub oo an u wanaagsanayn Soomaalida dayaradooda raacda isla markasna haysta Bassbor ajnabi ah. Arrintaas haddii ay dhab noqoto, waa in Dowlada Soomaaliya ay ka soo saartaa.
Waa dulmi iyo xad-gudub lagu sameeynayo bulshada gaar ahaan kuwa haysta dhalasha shisheeye, taas oo ah wax an la qaada karin.
Hoos ka daawo warkaas oo tifaf-tiran.
Source: Universalsomalitv
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________