2967 Views

Dhagayso:- Ciidamada AMISOM oo laga mamanuucay wadad Maka Al-Mukarama

Dhagayso:- Ciidamada AMISOM oo laga mamanuucay wadad Maka Al-Mukarama
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  09, 2017 – Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah.

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi.

Sidoo kale Gudoomiyaha gobolka  Banaadir ayaa Amray laamaha Amniga hadii ay Ciidamada AMISOM isku dayaan in ay maraan wadadaasi in ay soo qabtaan.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u aqriyay Wareegtadaasi

Halkan Ka Dhagayso 

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment