6501 Views

Shirki Garowe oo xalay la isku mari waayay

Shirki Garowe oo xalay la isku mari waayay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 15, July 2015: Shirki sadax geesood ah ee ka dhaxeeyay Puntland, Jubaland iyo Dowlada Federalka. Shirkaan ayaa hada laba maalmood socda ayada oo wax hor umar ah an laga gaarin.

shirkii-garoowe

Puntland oo dhaxdeeda qas ka taagna, ayaa waxaa ku soo kordhay dhalashadi maamulka cusuba ee Galmudug.  Puntland isla markiba way diiday in ay aqoonsato maamulka Galmudug, sababtuna ay tahay Galmudug oo sheegtay xuduud usan lahayn.

Dahanka Jubaland ee uu ka socda Axmed Madoobe ayaa wato dan gaar ah oo uu rabo in uu la kaashado C/weli Gaas, taas oo ah dagaalka uga soo socda xaga GEDO. Axmed Madoobe waa in uu heel ka helaa Puntland si uu uga bad baxo dagaalka Gedo.

Shirka Growe, ayaa ku dhisan mah-maahdi ahayd “ Gacma isdhaafa ayaa Gacal ka dhashaa.”

Si kastaba ha ahaatee, shirki xalay la isku mariwaayay ayaa dib u bilowday, in kastoo a la ogeeyn waxa ka soo bixidoono.

Ali Omar Ghedi | Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment