7239 Views

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Guriga Hooyooyinka “Muqdisho”

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Guriga Hooyooyinka “Muqdisho”
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 02 Jenuary 2016: Qarax aad u Xooggan oo Ismiidaamin ah ayaa Goor-dhow waxa uu ka dhacay Maqaayada The Village, oo ku taalla Dhisamaha Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

Qof goobta ku sugnaa ayaa  sheegay in nin ku libisan waxayaabaha qarxa  uu gudaha Maxaqaaxida (The Village) isku qarxiyay, xilli ay Suxufiyiin badan halkaasi ku sugnaayeen. The Village waxay kasoo horjeedaa Tiyaatarka Qaranka, mana aha marki ugu horeeysay oo waxaa sidan oo kale loo qarxiyay sanadkii 2012-kii.

War hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhinteen 2 ruux, 11kalena ay ku dhaawacmeen.

Weli lama oga khasaaraha dhabta ah ee meeshaas ka dhashay, balse wixi ku soo qordha kala socda www.qaranimo.com 

DSC00007

DSC00009

DSC00003

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment