5463 Views

Warmurtiyeedki ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Warmurtiyeedki ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 12, 2016: Akhristayaasha ku tixan Qaranimo, waxaan halkan idiin soo dhignay War Murtiyeedki ka soo baxay Shirka Madashad Wadatashiga Qaranka oo maanta la soo gabo gabeeyay, kaasi oo la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka mid kale uu noqonayo heer gobol, waxaana xulista labada aqal hor mari doono aqalka sare ee baarlamaanka, iyadoo isku meel ay doorashada ka dhaceyso, gaar ahaan xarumaha dowlad goboleedyada ee ilaa hadda dhisan.

Bal War Murtiyeedka hoos ka aqriso.

Madasha-12-143-13

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment