4041 Views

Xulka Biljam oo Tabi doona Euro 2016 Kabtankii ka difaacayay Weerarka ka soo horjeeda……

Xulka Biljam oo Tabi doona Euro 2016 Kabtankii ka difaacayay Weerarka ka soo horjeeda……
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 31, 2016 – Xulka Biljam waxa uu  ka mid yahay Xulalka ugu adag ee ka qeyb galaya Euro 2016 waxaana Xulka ka maqan Koobka Euro 2016 faranca ka bilaaban doona 10 juun 2016 Kabtankoodii Difaaca uga ciyaarayay Kabtan Kombany oo u safta Kooxda Man City ee Wadanka Ingiriiska kaasoo ku dhaawacmay Lugtii 2 ee sami Finalka Champions League oo ay Kooxdiisa Man city Martida u aheyd Kooxda hantay Koobka Markeedii 11 Real Madrid,waxaana maqanaanshaha Kabtan Kombany ay Fursad u siineysaa Hujuumyada ka soo horjeeda Biljam inay abuuraan Kubado  ay ku weeraraan Goolka Biljam Maadaama Darbigii isku dhigayay u maqan Yahay.

Macalinka Biljam Marc Wilmots ayaa u xiray Kabtanimada Xulka Biljam ee ka qeybgalaya Koobka Euro 2016 Weeraryahanka Naadiga Chelsea Edan Hazard Kaaasoo xulka Dalkiisa u qaata Lambarka 10
Hadaba Xidigaha Xulka Biljam ee ka qeyb galaya Euro 2016 uuna ka maqan yahay Saaxiibkood Kombany waxa ay kala yihiin

Goolhayaasha:

Thibaut Courtois | Chelsea |
Jean-Francois Gillet | KV Mechelen
Simon Mignolet | Liverpool |

Daafaca

Toby Alderweireld | Tottenham |
Dedryck Boyata | Celtic |
Jason Denayer | Galatasaray
Bjorn Engels | Club Brugge |
Nicolas Lombaerts | Zenit |
Jordan Lukaku | KV Oostende
Thomas Meunier | Club Brugge |
Thomas Vermaelen | Barcelona |
Jan Vertonghen | Tottenham

QADKA DHEXE

Mousa Dembele | Tottenham |
Marouane Fellaini | Manchester United |
Radja Nainggolan | Roma |
Axel Witsel | Zenit |

WEERARA

Michy Batshuayi | Marseille |
Christian Benteke | Liverpool |
Romelu Lukaku | Everton |
Kevin De Bruyne | Manchester City |
Eden Hazard | Chelsea | Forward |
Dries Mertens | Napoli | Forward |
Divock Origi | Liverpool | Forward |
Yannick Ferreira Carrasco | Atletico Madrid

.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

__________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment