2799 Views

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo isku raacay in doorashooyinka labada gole lagu qabto Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho, October 4, 2016: Duubabka Dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa ku Heshiiyay in Doorashada  Aqalka Sare Ee Baarlamaanka ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho ,iyadoo waqti yar uun ka Harsantahay Xilligii loogu Talagalay In la Qabto Doorashooyinka La Filaayo In ay Ka dhacaan Dalka.

Markii ay Shir-wadatashi ah la yeesheen 25-kii sebtember 2016  guddiga Federalka iyo Hirgalinta Doorashooyinka Dadban  (GFHDD) iyo Guddiga Dowlad Goboleedka iyo Hirgelinta Doorashooyinka Dadban  (GDGHDD) Kadib Falanqeyn iyo dood  Markii ay yeesheen Duubabka Dhaqanka ee ka soo Jeeda gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Waxeyna isku Afgarteen in Doorashada  iyo Xulista Baarlamaanka oo ka Dhicilaheyd Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe  In loo soo wareejiyo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka,di ay u Sahlanaato Habsami u Xulidda Xildhibaanada Cusub Waqtigii loogu Talagalay.

unnamed-1-2unnamed-2-2

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment