2349 Views

Mid Kamid Ah Wadamada Caalamka Oo Ciidamo U Soo Dirtay Somaaliya

Mid Kamid Ah Wadamada Caalamka Oo Ciidamo U Soo Dirtay Somaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | May  20, 2017 –—Ciidamo horeleh oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta u jooga Soamaliya ayaa markale soo gaaray Magaalada muqdisho kuwaas oo ku biiri doona Ciidanka Amisom ee Jooga dalka Somaaliya islamarkaana Caawiya dowladdaFederaalka Somaaliya.

Dowladda Zambia ayaa la xaqiijiay in ciidamo ka socda shalay oo Jimco aheyd ay soo  gaareen Somaaliya kuwaas oo ka kooban 20,Askari oo ay ku jiraan 4 Sarkaal oo ka qeyb qaadanaya dhanka tababarka Ciidamada Somaaliya ee Magaalada Muqdisho ku sugan sida uu War-Baahinta u sheegay Sarlkaalii hoggaaminayay Ciidamadaas.

Sarkaalka oo Saxaafada la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadaan ay siweyn uga qeyb qaadan doonaan sugida dahnka amniga islamarkaana y Caawin doonaan dowladda Federaalka Somaaliya,sida uu sheegay tresphord oo ah Sarkaalka hoggaaminaya.

Somaaliya ayaa waxaa haatanb ku sugan Kumanaan ka socda Ciidamada Midowga Afrika kuwaas oo mudo ka abdan Sagaal sano jooga dalka balse aan weli buuxin kaalintii looga baahnaa sida ay sheegeen dadka

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment