3465 Views

Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Deegaanka Bursaalax

Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Deegaanka Bursaalax
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 03, 2017 ——Xasan Maxamed Khaliif Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland ayaa Xilkii ka qaaday gudoomiyihii deegnka Bursaalax ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug C/raxmaan C/laahi Maxamuud ( Afdheere ).

Sababt xilka ka qaadista ayaa lagu sheegay gudasho la’aan wajibaadkiisa Shaqo xili gudoomiyaha Gobolka mudug uu booqday deegaankaas balse uu ka waayay gudoomiyaha bursaalax taas oo keentay in xilka laga qaado.

Gudoomiyaha Gobolka mudug Xasan Maxamed Khaliif ayaa si KMG, ah ugu magacaabay xilkaas C/raxmaan C/laahi Maxamuud gudoomiyaha deegaanka Bursaalax isagoo horay xilkaas mar u soo qabtay.

Xilka qaadistaan ayaa lagu sheegay in ay timid kadib markii Shacabka deegaanka Bursaalax u soo gudbiyeen gudoomiyaha Gobolka Mudug iyagoona dalabday in la keeno qof wax u qabanaya Bulshada deegaanka Bursaalax

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment