2679 Views

Goob Muhiim u ah Shacabka Reer Kenya Oo Maanta Dab Qab Saday

Goob Muhiim u ah Shacabka Reer Kenya Oo Maanta Dab Qab Saday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 10ka Ogosto, 2017 – Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in suuqa ugu weyn Magaaladaasi oo loo yaqaano Suuq Mugdi uu gubanaayo kadib markii uu dab qabsaday.

Dabka ayaa ku fidey qeybaha kala duwan ee suuqa, iyada oo la arkacayo holaca iyo qaaxa ka baxaya suuqa.

Qaar ka mid ah dadkii ganacsatada ayaa alaabahooda ka daad gureysanaya , iyada oo shaqaalaha dab-damiska ay usoo gurmadeen suuqa, islamarkaasina dhuumo biyo ah ay ku daminayaan dabka.

Dabkan ka kacay suuqa ayaa kusoo aadaya xili guddiga doorashooyinka Kenya ay shaaciyeen natiijada doorashooyin halkaasi ka dhacay oo lagu tartamayay xilal kala duwan.

00000000000 0000000000 00000000 000000

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment