2916 Views

Muhaajiriin la soo badbaadiyay

Muhaajiriin la soo badbaadiyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 17 August 2017 –laalada xeebaha dalka Spain ayaa soo badbaadiyay ku dhowaad lix boqol oo qof shan iyo toban doon oo ka soo shiraacday dalka Marooko.

Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegaya in doomaha dalkaasi gaaray ay saddex jeer ka badan yihiin kuwii sanadkii hore, kuwaas oo ay saaran yihiin muhaajiriin.

Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in siddeed kun oo qof ay tageen dalka Spain sanadkan.

In ka badan boqol iyo labaatan qof ayaa loo maleynayaa inay ku quuseen xeebaha Spain iyagoo isku dayaya inay dalkaasi gaaraan.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment