1122 Views

Donald Trump oo ku socoto baaritaano ku aadan in uu bixin waayay canshuurta.

Donald Trump oo  ku socoto baaritaano ku aadan in uu bixin waayay canshuurta.
____________________________________________________________________________

Khamiis: Luliyo 1 2021

Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa waxaa ku soconaya baaritaano ku aadan in uu bixin waayay canshuuro lagu lahaa.

Donald Trump, kambanigiisa, iyo madaxiisii dhaqaalaha ayaa haatan lagu wadaa baaritaanada ku aadan dambiyo la xariiro canshuuro la bixin waayay sida ay ku waramayso warbaahinta Maraykanka.

Balse Mr Trump ayaana lagu wadin in arintan loogu raacdo si shaqsi ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post