3549 Views

Farmaajo Oo Goordhow Howlo Kormeer ah Ugu Tagay Qaarkamid ah Ciidamada Xooga

Farmaajo Oo Goordhow  Howlo Kormeer ah Ugu Tagay Qaarkamid ah Ciidamada Xooga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Maxamad Cabdilaahi Faramaajo Ayaa Goordhow Waxa Uu  ayaa  howlo indha indheeyn ah u jooga Xerada tababarka ciidanka ee xero agoon halkaasi oo casharo iyo tababar milatari ay ku bixiso dowladda Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Soomaaliya  ayaa kormeer ku sameynaya Qeybaha ay ka kooban tahay Xeraddaasi iyo sidoo kale tasiilaadka wax lagu baro ciidamada.

Wadooyinka Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa maanta xiran, waxaana sababta lagu sheegay booqashadda Madaxweynaha ee Xeraddaas iyo sidoo kale Wasaaradda Gaanshaandhigga.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment