3252 Views

Dowladda Imaaradka carabta Oo Ciidamo Dalal kala duwan u Dhashay Keentay M/Bar bara Ee Soomaaliland.

Dowladda Imaaradka carabta Oo Ciidamo Dalal kala duwan u Dhashay Keentay M/Bar bara Ee Soomaaliland.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 31, 2017 –Bar caalami ah oo ku hadasha luuqada English-ka ayaa baaritaan dheer ku samaysay cabsida cusub ee soo food saari karta xasiloonida amni ee ay ku naloonayaan shacabka Maamulka Somaliland marka loo bar bar dhigo dhulka kale ee Soomaaliya sababtoo ah waxaa ay arimahaasi ka dhasheen khatarta Militeriga Imaaradka oo ku salaysan qiyaano lagu haayo hogaanka siyaasadeed ee maamulkaasi.

Baaritaankaan waxaa sameysay barta International Africa ee caalamiga ah waxana ay tilmaamtay in boqolaal calooshooda u shaqeystayaal ah hubaysan oo ka kala yimid wadamada Neybal iyo Colombia ay yihiin kuwa jooga saldhiga Imaaradka ee Berbera si ay sameeyan howlgalo dhinaca cirka iyo kuwa aan ahayn oo laga fulinaayo Somaliland laguna duulaan tagayo Xuutiyinta Yemen,kooxdaan waxaa caawimad siin doona sirdoonka Imaaradka Carabta.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment