2895 Views

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Soomaliland oo dalbaday in gacan laga geysto wadahadalada Soomaaliya & Soomaaliland

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Soomaliland oo dalbaday in gacan laga geysto wadahadalada Soomaaliya & Soomaaliland
____________________________________________________________________________

Haragayso  | QOL |  February 21, 2018 — Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Wafdi uu hoggaaminayay safiirka Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Markus Bollmohr.

Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay uga wada hadleen arimo dhowr ah oo ku saabsan xiiirkaa labada dal u dhexeeya iyo sidii ay dawladda Jarmalku kaalin muuqata uga qaadan lahayd horumarka deegaanada Soomaaliland.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland ayaa sheegay inuu sidoo kale Madaxweynuhu kulankaas wafdigaa kaga codsaday inay gacan ka geystaan wad hadallada Soomaaliland iyo Soomaaliya, isaga oo ku wargeliyey inay ka maamul ahaan ka go’an tahay sidii ay sanadka soosocda ee 2019-ka u qabsoomi lahaayeen doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiilladu

1 2 3

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Hargayso 

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment