828 Views

Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobollada Waqooyi oo shaaciyey inay diiwaan galiyeen guddiga xulaya ergada labo kursi

Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobollada Waqooyi oo shaaciyey inay diiwaan galiyeen guddiga xulaya ergada labo kursi
____________________________________________________________________________


Talaado: January 18, 2022

Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulaya ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo HOP#260. Kuraastaan oo kamid ah kuraas dhawaan la soo dhaaciyey in la qabanayo doorashadooda ayaa maanta la diiwaan galiyey odayaasha dhaqanka ee soo xuleysa  ergada dooraneysa kuraastan.

In la shaaciyo cidda soo xuleysa ergada kursi walba ka hor intaan la dooran ayaa kamid ahaa qodobaddi lagu soo saaray heshiiskii shirkii ugu dambeeyey ee golaha wadatashiga Qaran ee lagu jiheynayey doorashada golaha shacabka iyo hab-raacyadda doorashadda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post