711 Views

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee Yurub oo korortay maalmihii la soo dhaafay

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee Yurub oo korortay maalmihii la soo dhaafay
____________________________________________________________________________

Arbaco: September 1, 2021

Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digay in ay 236,000 oo qof u dhiman karaan xanuunka COVID-19 ee dalalka Yurub ilaa kowda bisha December, iyada oo dadka xanuunka qaadayaa ay sii badanayaan, isla markaana ay hoos u dhacday qaadashada tallaalka.

Guud ahaan waddamada Yurub waxaa kordhay dadka uu soo ridanayo xanuunka nooca Delta oo ka halis badan noocyadii hore ee COVID-19, gaar ahaan dadka aan wali qaadan tallaalka.

Sidoo kale arintaan ayaa ku sooa aadaysa Xili WHO ay shalay sheegtay in inta ka dhiman Sanadkaan Yurub uu six un u haleeli doono xanuunka COVID-19

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post