426 Views

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo baarlamaanka hor geeyay in Degmoyin laga dhigo Baxdo Iyo Wasil

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo baarlamaanka hor geeyay in Degmoyin laga dhigo  Baxdo Iyo Wasil
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug oo hadal ka hor jeediyay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ayaa kahadlay Muhiimadda ay Galmudug u leeyihiin Hindishe Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Galmudug, Isagoo sidoo kale sheegay muhiimadda ay leeyihiin Degmo Nimada Baxdo Iyo Wasil.

Wasiirka oo hadlkiisa sii watay ayaa Xildhibaanada Galmudug ka codsaday Inay Meelmariyaan Sharicigaan iyo sidoo kale Dagmo-nimada Magaalooyinka Baxdo iyo Wasil

Golaha sharci dajinta ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo sharcigaan Maanta loo qaybiyay ayaa maalmaha sosocda akhrin iyo dib u eegis kusamayn doona.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post