Wasaaradda amniga gudaha oo diyaarisay qorshayaal lagu adkeynayo amniga
Muqdisho, 29 September 2015: Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo falalka argagixisada. Afhayeenka wasaaraddaasi Maxamed Yuusuf…