246 Views

Dibad-baxayaal kumanaan ah oo kamid ah taageerayaasha Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo isku soo baxay ka dhigay magaalada Lahore.

Dibad-baxayaal kumanaan ah oo kamid ah taageerayaasha Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo  isku soo baxay ka dhigay magaalada Lahore.
____________________________________________________________________________

 

Axad: OCTOBER 30, 2022

Dibad-baxayaal kumanaan ah oo kamid ah taageerayaasha Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan, ayaa isku soo baxay ka dhigay magaalada Lahore.

Mudaaharaadyadan ayaa lagu dalbanayaa in doorashada madaxtanimada ee dalkaasi waqtigeeda laga soo hormariyo.

Imran Khan oo taageerayaashiisa la hadlay ayaa labo sarkaal oo millatari ah ku eedeeyay inay jirdileen nin ka tirsan xisbigiisa.

Dowladda ayaa iska fogeysay eedeymahaasi.

Raii’sal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa horey ugu baaqay banaanbaxyo muddo hal isbuuc ah ka socon doona, inta u dhaxeysa magaalada Lahore ilaa iyo magaaladda caasimadda ah ee Islamabad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post