Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Qaahira heshiis kula saxiixday Shirkad ganacsi
Mogadishu, 2 October 2015: Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo matalaya Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar heshiis ganacsi kula saxiixay…