3342 Views

Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladu ay diyaar u tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

____________________________________________________________________________

Odawaa_Wasiirka_Arrimaha_Gudaha_Somalia-620x264

Muqdisho, 22 December 2015: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa shacabka gobollada  Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ugu baaqay inay kala shaqeeyaan dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wasiirka ayaa ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u Tahay sidii loo xoojin lahaa dhismaha Maamulkaan, isagoo dadka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ka codsady inay isku diyaariyaan inay samaystaan Madaxweyne Gobolleed ay u Dhanyihiin.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe wadday dadaallo  lagu dhamaystirayo Nidaamka Federaalka oo ay dowladdu qaadatay, kaasoo an ogeeyn halka uu gaari doono.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment