846 Views

Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loogu wareejiyay Waxbarashada Caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loogu wareejiyay Waxbarashada Caasimadda
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-09-2020-Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa maamulka gobolka Banaadir lagu wareejiyay waxbarashada Caasimada.

Munaasabada waxaa ka qeyb-galay siim hayaha Ra’isulwasaaraha dalka ahna sii hayaha Ra’isul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar-Filish) sii hayaha wasiirka waxbarashada iyo tacliinta saree ee dalka Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashaya wasaaradda waxbarashada dalka ayaa 19 bishii aan soo dhaafnay qaaday imtixaanka dugsiyada sare ee gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  _______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post