663 Views

Siyaasiyiin Mucaarad ah oo laga sii daayay xabsi ku yaala Guinea

Siyaasiyiin Mucaarad ah oo laga sii daayay xabsi ku yaala Guinea
____________________________________________________________________________


khamiis: September 9, 2021

Dibad baxyo lagu soo dhoweenayo siyaasiyiin Mucaaradka dalka Gani ah ayaa ka socda magaalada Caasimadda ah ee Konkari ee dalka Gani kadib markii kooxda Afgaamiyaasha dalkaasi ay 80 maxaabiis oo siyaasiyiinta dalkaasi la xiray xiligii madaxweyne Alfa Konde.

Siyaasiyintaasi ayaa ka horyimid inuu madaxweynaha axadii lasoo dhaafay xilka laga tuuray uu markii 3aad xilka isku soo sharaxo.

Mid kamid ah maxaabistii lasiidaayay oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday inuu dareemayo xoriyad aad u weyn marka loo eego mudadii 12ka bilood ahyd ee uu xabsiga ku jiray.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post