843 Views

Musharax Dr. Cabdinaasir “ shirkii aan la yeelanay Wakiilada Beesha caalamka is afgarad ayuu ku soo dhamaaday..

Musharax Dr. Cabdinaasir “ shirkii aan la yeelanay Wakiilada Beesha caalamka is afgarad ayuu ku soo dhamaaday..
____________________________________________________________________________

Feb: 18/2/2021

Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa wada cadaadiska ay saarayaan madaxda Soomaalida ee ku aadan sidii ay xal uga gaari lahaayeen khiaafka ka taagan hannaanka doorashada.

Wakiiladdan ayaa shalay kulan dhinaca foggaan aragga ah oo internet-ka ah waxay la yeesheen qaarka mid ah midowga musharrixiinta Soomaaliya.

Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed, oo ah musharax madaxweyne, ayaa ka mid ahaa xubnihii ay beesha caalamku kulanka la qaateen. Waxa uuna sheegay in kulankaas uu ku soo dhamaaday is af garad.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post