3705 Views

Liecester City oo 60 dhibcood ku horkaceysa horyaalka Ingiriiska 2015-2016

Liecester City oo 60 dhibcood ku horkaceysa horyaalka Ingiriiska 2015-2016
____________________________________________________________________________
Muqdisho | QOL | March 6, 2016 – Waxaa la ciyaaray kulamo ka Tirsan Lugta waxaana kulamadii Qabsoomay 5-3-2016 natiijooyinkoodii ay noqdeen sidatan,iyadoo kooxaha ka dhisan Caasimada Ingiriiska ee waaweyn ay kala dareereen kulamadaan Barbardhac.
Kulamadii dhacay iyo natiijooyinkoodii
Totenham vs Arsenal    2-2 Ciyaar adag oo la wada sugayay ayey aheyd waxaana Arsenal oo waayadaan habacsanaan Hareereysay  u dhaliyay Goolka Barbardhaca Xidigooda Reer Chile Sanchez daqiiqadii 76 ,iyadoo barbardhacani u horseeday 2 naadi iany sameyn waayaan wax horumar ah maadaama  kulamadii ugu dambeeyay Horyaalka ay la kulmeen Guuldarooyin.
Man city vs Aston Villa   4-0
Chelsea vs Stoke    City  1-1
Sothampton vs Sunderland       1-1
Everton  vs West Ham                  2-3
Swansea  vs Norwich                  1-0
Newcastle vs AFC Bournemouth 1-3
Watford   vs Leicester City           0-1 Goolka Madiga ah ee Leicester waxaa u dhaliyay qeybtii danbe ee Ciyaarta Laacibkooda Riyad Mahrez
Axada 6 Maarso 2016 waxaa balansan Kooxaha Crystal Palace  vs Liverbool   iyo  West Brom vs Man utd
Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 waxaa ku Horkaceysa 60 Dhibcood Kooxda Leicester ee uu wato Macalinka Talyaaniga ee Ranieri.
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment