300 Views

Xujeyda tegta Xaramka oo mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka

Xujeyda tegta Xaramka oo  mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka
____________________________________________________________________________

Arbaco: august 3, 2022

Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogolaaday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswadka oo kamid ah waxyabaha sida weyn loo qaddariyo.

Waxaana la qaaday xeyndaab weyn oo ku hareereysanaa Kacbada si looga hortaggo fiditaanka cudurka Covid-19.

Tallaabadan ayaa kusoo beegmeysaa xilli lagu wado inay bilaabmato Cumrada.

Sucuudiga ayaa meesha ka saaray xayiraadihii ka dhanka ahaa cudurka safmarka ah horraantii sanadkan.

Tani waxay ka dhigan tahay in xajkii bishii hore uu ku dhowaa inuu caadi ku soo laabto ka dib laba sano oo xayiraad adag lagu soo rogay tirada xujeyda

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post