1503 Views

Akhriso-Qodobadii ugu muhiimsanaa ee Maanta looga hadlay Shirweynaha OIC

Akhriso-Qodobadii ugu muhiimsanaa ee Maanta looga hadlay Shirweynaha OIC
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Abriil 29, 2019 —Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay kulan uu iskugu yeeray  Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka xoogga dalka.

 

Mas’uuliyiin ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi “Indha-qarshe iyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed  “Amar-Dambe

 

Ra’iisul Wasaare Xassan Cali kheyre ayaa sida la sheegay waxa uu faray Taliyaha Ciidan xoogga iyo Wasiirka Gaashaandhigga in la dardar galiyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab.

 

“Waxaan maanta guddoomiyay shir aan isugu yeeray Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga & Maaliyadda oo aan uga hadleynay dib-u-habeynta ciidamada iyo howlgallada socda ee ka dhanka ah argagixisada”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment