1161 Views

Aktar Muslim oo caan ah oo sheegay in uu joojinayo jilidda Aflaanta hindidda

Aktar Muslim oo caan ah oo sheegay in uu joojinayo jilidda Aflaanta hindidda
____________________________________________________________________________


Axad: March 27, 2022

Jilaaga weyn ee Aamir Khan ayaa sheegay in uu go’aansaday in uusan jilin filimada sanado kahor balse uu markaasi ka gabsaday in uu shaaciyo . sababata uu uga faarisatay Filimadda ayuu ku sheegay in ay tahay in u doonayo in uu guto waajibaadkisa kasaran qoyskiisa, maadama uu aad uga mashquulay sanado badan

Amir Khan ayaa sheegay, in marki ay caruurtiisa ogaadeen go’ankiisa , waxay intooda badan shegeen ay tahay in uu isku wado wajibadka qoyska iyo Aktarnimadaba oo usan iskadaafin shaqadiisa, maadama uu yahay Aktar aad loo jecel yahay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post