480 Views

Putin oo soo saaray amar la xiriira dadka kunool koonfurta Ukraine

Putin oo soo saaray amar la xiriira dadka kunool koonfurta Ukraine
____________________________________________________________________________

Arbaco: May 25, 2022

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa soo saaray amar lagu fududaynayo habka ay dhalashada Ruushka ku heli karaan dadka deggan gobollada Zaporizhzhia iyo Kherson ee koonfurta Ukraine.

Kherson waa magaalada kaliya ee ugu weyn ee Ukraine ee uu haysto Ruushka.

Zaporizhzhia wali waxay ku jirtaa gacanta Ukraine, laakiin meelo badan oo ku xeeran ayaa kujira gacanta Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post