687 Views

Warqad xalay lagu daabacay bogga madaxtooyada Soomaaliya, oo ahayd Wiifto

Warqad xalay lagu daabacay bogga madaxtooyada Soomaaliya, oo ahayd Wiifto
____________________________________________________________________________


Axad: December 26, 2021

  • Warqad xalay lagu daabacay bogga madaxtooyada Soomaaliya, ayaa madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in la isugu yimaado shir wadatashi, si la isugu waafaqo hoggaan awood u leh hirgelinta doorasho dhammeystiran oo si hufan dalka uga dhacda.
  • Madaxweyne Farmaajo, ayaa ra’iisul wasaare Rooble ku eedeeyey inuu gudan waayey waajibaadkii doorasho ee loo igmaday.
  • Dhanka kale, ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay shaley xubno ka socdey Midowga murashaaxiinta ee mucaaradka ah.
  • Waxey ka wada hadleen dardargelinta iyo hufnaanta doorashada, iyo tabashooyinka jira inta aan la gaarin shirka lagu wadey inuu maalinta berri ah Muqdisho uga furmo Golaha Wadatashiga Qaranka.
  • Dhanka kale, waxaa soo baxaya warar sheegaya in xilka laga qaadey guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal, iyadoo qaar ka mid ah guddigaasna ay qaadaceen xil ka qaadistaasi.
  •  

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post