891 Views

Canada iyo maraykanka oo xayiraad ku soo rogay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah.

Canada iyo maraykanka  oo xayiraad ku soo rogay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah.
____________________________________________________________________________


Axad: November 28, 2021

Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan ah oo uu ugu horreeyo dalka South Africa, kadi markii uu ka dillaacay nooc cusub oo xanuunka Covid19.

Masuuliyiinta Canada ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu badbaadinayo bulshada.

Sidoo kale Xayiraadaan aya waxaa Madaxweynaha Maraykanka uu ku soo rogay Dalal ay ka midyihiin S/afrika iyo Dalalka Bariga afrika.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post