6615 Views

11 Maarso 2 Guurada maalintii uu baxay Boqorkii Codka Tubeec

11 Maarso 2 Guurada maalintii uu baxay Boqorkii Codka Tubeec
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 11, 2016 –  Maalin Jimce ah 11-3-2016 waxa ay ku beegan tahay 2 guuradii ka soo wareegtay Geeridii AUN Boqorkii Codka Maxamed Suleebaan Tubec oo ku geryooday Dalka Germany Balse lagu aasay Muqdisho.

Hadaba waxaan idiin soo Gudbineynaa Heesaha lagu xasuusto Boqorkii Codka AUN Maxamed Suleebaan Tubeec oo isagu jira Kuwa Dabacsan oo gaar u ah iyo kuwa lamaane uu la qaaday iyo Heesihiisa wadaniga,waxaana ku horeyneynaa Heesaha Wadaniga ee lagu xasuusto Boqorkii Codka Soomaaliya AUN Maxamed Saleebaan Tubeec

Heesaha Wadaniga.

Gobonimada. oo ay wada qaadaan Hibo Maxamed Hudoon Hibo Nuura

Qolo Qolo

  1. Nin ku siray Wax kuu sheeg. heestaan waxa ay wada qaadaan AUN Xaliimo Khaliif Cumar ‘Magool’ Salaad Maxamed Shardi ‘Salaad Darbi’  iyo Fanaanada Saynab Cige Maxame
  2. Sheydaan Maroole
  3. Biyo Caafimaad
  4. Talahaan ku dhaartaye
  5. Kuwii Xumaha Diiday
  6. Wadankeyga
  7. Difaac. oo ay wada qaadaan Fanaanada Khadro Daahir Cige

Heesaha Dabacsan ee uu gaarka ugu luqeyn jiray

  1. Aroor
  2. Hooyo
  3. Waqti
  4. Raaxo
  5. Kaar
  6. Higsad
  7. Hayaan
  8. Hooyo Nuura
  9. Daraadaa Muxubeey
  10. Magan
  11. Miyaad Caawa Moog tahay
  12. Nasteexo
  13. Deeqo
  14. Riyo
  15. Caloolyoow
  16. Dhoolgu
  17. Cimrigiiba Jaceyl
  18. Gufaaco
  19. Jano
  20. Cilmi
  21. Masno
  22. Abuuteeris
  23. Jaceyl dhidibka Aastay
  24. Hidiyoo Hidii
  25. Malyuun Hibo
  26. Adna Ma ila heysaa
  27. Ruuneey Isoo eeg
  28. Bal dad yahow Aduunka
  29. Igu soo dhawoow
  30. Ku Hirasho
  31. Ladanoow Labadeenu
  32. Gunuunuc
  33. Jaceyl dhiig Ma lagu qoray
  34. Sida Laba Mataanaa
  35. Jaawa Geel
  36. Heen seeyay
  37. Hami iyo Jaceyl
  38. Barni
  39. Jaawa Geel.
  40. Ubax Ma u talaal naa
  41. Nasteexo
  42. Kaftan.
  43. iyo Qaar kale

Hablaha uu heesaha la Qaaday

  1. AUN Xaliimo Qaliif Magool.
  2. Faadumo Cabdulaahi Kaahin’ Maandeeq’
  3. Maryan Mursal Ciise
  4. AUN Marwo Maxamed Ismaaciil
  5. AUN Aamino Feer Xuseen
  6. Nimco Yaasiin Caraale
  7. Khadro daahir Cige
  8. Hibo Maxamed cali’ Hibo Nuura’

Heesaha Dabacsan ee uu La qaaday Hablaha waxa ka mid ah.

  • Minankiina
  • Neyruus
  • Sida sida
  • Aramida oo ay Wada qaadeen AUN Magool
  • Guryosamo
  • Toogo Waa Ma Huraan oo ay wada qaadeen Maandeeq
  • Taladaan La ruugin oo ay wada qaadeen Maryan Mursal Ciise
  • Ha iga goosan oo ay wada qaadeen Aamino Feer Xuseen
  • II Dulqaado oo ay wada qaadeen AUN Marwo Maxamed ismaaciil
  • Gobonimada….. Hibo Maxamed Hibo Nuura
  • Difaac. Khadro daahir Cige
  • Haye Gacale Nabad oo ay wada qaadeen Nimco Yaasiin

.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2013@gmail.com

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment