Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim
Muqdisho, April 17, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u naxariistee…