Faroole “Yaan lagu mashquulin Madaxweynaha ladoortay…” Posted on February 16, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Garowe | February 16, 2017 – Xildhibaan C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe, ayaa Madaxda Madasha ugu baaqay in aanay…Read more »
Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah ka helay Amiirka Dowladda Kuwait Posted on February 16, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho, February 16, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid Amiirka Dowladda…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo Si Rasmi ah ula wareegay Xafiiska Posted on February 16, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho | 16ka febraayo, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telefoonka Kula hadlay Boqor Salmaan Posted on February 16, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Muqdisho |15ka Febraayo, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin…Read more »