615 Views

Ra’iisul wasaaraha Hindiya oo Putin ku booriyay inuu wadahadal toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr.

Ra’iisul wasaaraha Hindiya oo  Putin ku booriyay inuu wadahadal toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr.
____________________________________________________________________________

Isniin: March 7, 2022

Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa Putin ku booriyay inuu wadahadal toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan dowladda India oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters.

“Madaxweyne Putin waxa uu Ra’iisul Wasaare Modi uga warbixiyey halka ay marayaan wada xaajoodyada u dhaxeeya kooxaha Ukraine iyo Ruushka,” ayaa lagu yiri ,qofka laga soo xigtay oo diiday in magaciisa la shaaciyo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post