1071 Views

Dowladda Somalia oo War kasoo saartey duqeyn ka dhacdey Sh/Hoose

Dowladda Somalia oo War kasoo saartey duqeyn ka dhacdey Sh/Hoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Jimco   , March 6 , 2020 —Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in Ciidanka Dowladda oo kaashanaya Saaxiibada Mareykanka ay duqeyn dhinaca cirka ah la beegsadeen Xarun ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

 

Qoraal ay soo saartey Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaas lala beegsaday deegaanka Kuunya-Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana lagu diley Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

 

 

 

Majiro warar madax banaan oo xaqiijinaya warkaan kasoo baxay Dowladda Soomalaiya,hayeeshee waxaa Ciidanka Dowladda iyo Mareykanka ay dhowr jeer duqeyn la beegsadeen Xarumo ay ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment