999 Views

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Wakiilka u jooga Mareykanka

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Wakiilka u jooga Mareykanka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September- 22-2019 —Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 68, 21 September 2019, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland.

Markuu Arkay : Dastuurka Puntland.

Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo xiriirka ka dhexeeya  Puntland iyo Qurba joogta Puntland ee ku nool dalka Maraykanka.

Markuu Tixgeliyey: Aqoonteeda iyo Khibradeeda Shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Mulki Abdisamad Hussein loo magacaabay Wakiilka Maamulka Puntland ee Dalka Maraykanka.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqangelaya Markuu Madaxweynuhu Saxiixo, Wuuna saxiixay.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment