Booqashadii Ra’iisul Wasaare Khayre ee Degmada Dayniile Posted on April 22, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho, Abriil 22, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, isagoo u…Read more »
Madaxweyne Cosoble:- “Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunaqabateyn La Saaro” Posted on April 22, 2017 by Ali | 0 Comments Jowhar | Abriil 22, 2017 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar…Read more »
Wasaarada Waxbarashada Soomaalia Oo Kajawaabtay Hadal Dhawaan Ka Sooyeeray Kooxada Al-Shabaab Posted on April 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay Al-Shabaab, kaasoo ay uga…Read more »
DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono Posted on April 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu isbedel dhab ah ku samayn doono Maamulka Gobolka Banaadir. Taabid Cabdi Maxamed…Read more »
Galmudug iyo Ahlusuna oo maanta wada hadalo kaga bilaabday Muqdisho Posted on April 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Wada hadalada u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho, iyadoo uu…Read more »
Hay ada WFP Oo Gargaar Bini aadanimo Soo Gaarsiisay Daowlada Somalia Posted on April 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada adduunka ayaa sheegtay in deeq noocyo kala duwa isugu jirtay la gaarsiiyay Somalia…Read more »
Dawladda Ingiriiska oo ciidamo usoo diraysa Soomaaliya Posted on April 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | Abriil 22, 2017 – Dowladda Uk ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga dalkaasi oo tababarayaal ah ay soo gaari doonaan…Read more »