2877 Views

Madaxweynaha Somaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Riyad ee dalka sacuudiga

Madaxweynaha Somaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Riyad ee dalka sacuudiga
____________________________________________________________________________

saudia   | QOL | May  20, 2017 –—Waxaa goor dhowayd madasha shirka Carabta iyo Islaamka iyo dawladda Maraykanka ee Riyadh soo gaaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxwyene Farmajao ayaa saaka kasoo kicitimay magaalada Muqdishu, waxaana uu isla duhurnimadii ka degay magaalada Riyaadh.

Madaxweyne Trump ayaa booqasho laba maalmood ah ku jooga dalka Sucuudiga isaga oo la kulmay boqorka dalkaasi, waxaa kale oo uu la hadli doonaa hoggaamiyayaasha waddamada Islaamka.

Dhanka kale Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) Madaxweynaha Soamaliya ayaa la kulmi doona Madaxweynaha dalka Mareykanka Trump,iyagoo ka wada hadli doono arimo dhowr ah.

 

ba

bi

lllll

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | saudia 

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment