3267 Views

Dhagayso:- Maamulka Koonfur Galbeed oo kahadaly dib u dajin Barakacayaasha

Dhagayso:- Maamulka Koonfur Galbeed oo kahadaly dib u dajin Barakacayaasha
____________________________________________________________________________

Baydhabo | QOL | May  23, 2017  – Faaduma maxamad abikar oo ah wasiirka wasarada dib udajinta jaliyada  maamulka koon furgalbeed oo lahadalaysay warabaahinta ayaa waxa ay sheegatay in ay wadaan qorsho ay dib ugu dajinayaan dadka soo barakacay iyada oo sheegtay in marwalba loo baahanayahay in arintaa ay qayb ka noqdaan dadka reer koon fur gtalbeed soomaliya

waxa ayna sheegatay in dadkan dib u dajin loogu samayn doono goobaha ay ka soo barakaceen

Hadalkan ka soo baxay wasiirka wasarada dib udajinta jaliyadah koon fur galbeed  ayaa imanay iyadoo ay ka soo barakeceen deegano iyo dagamoouyin kamidah maamulka koon furgalbeed soomaliya

Halakn Ka Dhagayso

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment