Ra’iisul Wasaare Khayre oo la dar-daarmay Shacabka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Kismaayo | QOL | 13, July, 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay isku-imaatin ballaaran…Read more »
Xeerka Saxaafada oo maanta Golaha Wasiiradu ansixiyeen Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments HINDISE SHARCIYEEDKAWAX-KA-BEDELKA XEERKA SAXAAFADDA Waxaa diyaariyey: WasaaraddaWarfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Juun 2017 Qodobka 1aad Eray-bixin Haddii aan si kale loogu qeexin sharci kale, erayada…Read more »
Shirka Golaha Wasiirada oo go’aamo muhiim ah laga soo saaray Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Kismayo | QOL | 13 July 2017 – Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa…Read more »
Golaha Wasiirada oo ansixiyey Wax-ka-bedel lagu sameeyey Xeerka Saxaafada Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Kismayo | QOL | 13 July 2017 – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirada…Read more »
Cabdiwali Gaas : Dalku wuxuu u baahan yahay ciidamo leh Astaan Qaran Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Garoowe | QOL | July, 13, 2017 – Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kana mid ahaa madaxdii ka qeybgashay shirkii gollaha amniga…Read more »
Shirka hordhaca Golayaasha Wasiirada ee Federaalka & Jubbaland Posted on July 13, 2017 by QOL Editor | 0 Comments Kismaayo | QOL | 13 July 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa…Read more »